Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 12 October 2025

WARARKA MAANTA

North Korea Wey ka Qoomameysay Imaanshaha World Cup-ka kadib 7 Gool Oo Laga Dhaliyey

Monday - June 21, 2010

Wadan aan xuriyad badan ka jirin, oo aan laga ogoleyn isticmaalka Internetka iyo daawashada TVyada caalamka, wadan uu ka taliyo Kaligii talis Kim John Ill ayaa markii

Warkii oo dhan

Dadaalo Dib Loogu Soo Nooleynaayo Ruwaayadihii Hore Ee Somaaliya

Sunday - June 20, 2010

Dadaalo dib loogu soo nooleenayo Ruwaayadihii hore ee Soomaaliya oo qaar badan oo kamid ah bulshada iminka nool aysan fursad u helin in ay maqal iyo muuqaal u daawadaan

Warkii oo dhan

France Iyo Nigeria Oo Loo Diyaarinayo Naxashki Lagu Qaadi-Lahaa Iyo Warar Qubane Kale Oo Isporti Ah

Friday - June 18, 2010

Mexico ayaa goolal ay dhalisay qeybtii danbe e ciyaartii ay la lahaayeen kooxda France waxa ay u sahashay inay ka gaaran guushii ugu horeysay abid, iyo iyagoo haatan

Warkii oo dhan

Waa Casharki joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - June 17, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Gacan Ku Dhiiglayaal Ku Xasuuqay Qoys Somaliyeed Ee South Afrika Oo Madaxaa Ha Ku Furto Lagu Xukumay

Wednesday - June 16, 2010

Johannesberg − Gacan ku dhiigalayaal dil ugu geystay dalka South Afrika qoys Somali ah oo ka kooban hooyo iyo caruur ay dhashay ayaa lagu xukumay shalay oo

Warkii oo dhan

Saacada Ugu Weyn Caalamka Oo Laga Dhex Qotominaayo Magaalada Barakeysan Ee Makka

Tuesday - June 15, 2010

Magaalada barakaysan ee Makka waxa marka la gaadho bisha ramadaan ee inagu soo aadan, ka dhex muuqan doona saacada aduunka ugu weyn oo afarteeda jiho Magaca Alle

Warkii oo dhan

Jabhada ONLF - Garabka Rescue Wing Oo Heshiis La Galeysa Itoobiya

Monday - June 14, 2010

Ka Timid: Gudoomiyaha Jabhada ONLF- Garabka Badbaadinta Jabhada - Mudane Cabdi-wali Xuseen Gaas  Ku Socota: Dhamaan Shacabka Soomaali Gudo Iyo Dibadba Ujeedo

Warkii oo dhan

Gabayga Lagu Amanaayo Fanaanka Soomaaliyeed Ee K'naan

Sunday - June 13, 2010

Kolkay badaha u baqooshay Kolay kala baaday badiba Kolkay kurbadiyo xanuunka Kadeedka badeen dadkeedu Kacdoonkiyo dhiiladiisa Kolkay saxariir ka qaaday Kolkay

Warkii oo dhan

Xaa-Shaa Lilaahi Keynaan Waa Geesi Dhiidhiyey Dhiigeena Kiciyey..Dusha Ku Qaaday Calanki Qaloocsamay

Friday - June 11, 2010

Xaa-Shaa Lilaahi Geesiga dhiidhiyey .. Dhiigeena Kiciyey .. Kacdoon hilaaciyey  ..   Aarki miciyaha listay .. Keynaan Warsame Wax Dhan Buu Dagaalamay

Warkii oo dhan

Waa casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al- Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - June 10, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Isreal Oo Mihindisaysa Iney Lagdin La Hesho Mr Rajab Erdogan

Wednesday - June 9, 2010

Maareeyaha Guud ee Ururka Cilmi Baarista Istratajiyada ee Dalka Turkiga Mr.Sedat Laciner ayaa sheegay in Isreal ay Mucaaradka Turkiga ee PKK tabobar ku siisay

Warkii oo dhan

Socdaalka Ay Clinton Ku Soo Mareyso Latin America Ayaa Dad Badani Sugayaan In Ay La Kulanto ...

Tuesday - June 8, 2010

Peru, Lima: Xoghayaha Arrimaha Dibbada ee dalka Mareykanka Hillary Rodham Clinton ayaa socdaal ku kala bixineysa dalalka laysku yidhaahdo Latin America iyo kuwa

Warkii oo dhan

Maxaad Ka Taqaan Shariif Sakiin ? Waa Warbixin Aan Ka Soo Xiganay Dr. Cabdi-Salaan Maxamed

Tuesday - June 8, 2010

Shariif Xassan Sheekh Aadan oo ay dhowaan Baarlamaanka Dowladda Federaaliga KMG ahi u doorteen Goddoomiye, horena u ahaa Wasiirka Maaliyadda, ahaana Raysulwasaare

Warkii oo dhan

Wiilkeena K'Naan Warsame Oo Doonaya Inu Helo Libin Abaal -Marin Caalami Ah .. Fadlan U Codee

Monday - June 7, 2010

K'Naan ayaa ku jira tartanka uu qabto TV-bet " black entertainment television" kaas oo lagu dooranaayo fanaanka ugu fiican ee dunida. Tartanka waxaa kula jira K'naan

Warkii oo dhan

" Guul Ayaan U Rajeyneynaa Axmed Siilaanyo" Sidaa Waxaa Ka Dhawaajiyey Shiikh Xasan Daahir Aweys

Sunday - June 6, 2010

Hogaamiyaha Mayalka adag ee urur diimeedka Xisbul Islaam Somalia ayaa khudbadiisii jimcaha ee Masjidka Ceelasha biyaha wuxuu ku qaatay doorashadda Madaxtooyadda

Warkii oo dhan