Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 11 October 2025

WARARKA MAANTA

Walad Cabdala Markale Doonaya Inu Unko Mid Magac U Yaal Ah Sawir Meel Soo Taago Uu Ku Sheego Dawlad

Tuesday - May 18, 2010

Mogadisho- Canada- Ameerika : Wararka illa iyo shalay goobaha kulanka ay ku kulmaan dadka oo ay galdogob Times ka soo xigatay ayaa mooda in inta badan

Warkii oo dhan

Afawarqe- Eriteriya Oo Ku Dhawaaqay In Uu Dalka Masar Ku Garab Istaagi-doono Go'aamada Biyaha Nile

Monday - May 17, 2010

Asmara - Kadib markii Murankii ku jahaysnaa wadahadalka qorshaha lagu wadaagayo biyaha Wabiga Nile uu Cirka isku Shareeray ayuu Madaxweynaha dalka Eriteriya Mr.

Warkii oo dhan

Al- Shabaab Oo Cabsi Ka Muujisay Weeraro Ku Soo Wajahan Kisimaayo

Sunday - May 16, 2010

Afhayeenkooda ururka Al-Shabaab Sh. Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa la sheegay in ay gareen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Socdaalkaan

Warkii oo dhan

Shiikh Shariif Oo Dawladiisi Isku Dhex Daadatay Sidi Turub La Shaandheeyey

Sunday - May 16, 2010

Mogadisho: Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho ayaa si xun uga deyrinaya xaalada siyaasadeed, nabadgalyo ee uu ku sugan-yahay mustaqbalka maamulka

Warkii oo dhan

Xubnaha Baarlamaanka Oo Axada Uu Kalihi-doona Shir Yoo-Yootan Iyo Aloow Xero Maran Xoolo Soo Gali

Friday - May 14, 2010

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta shir jaraa`id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday goorta uu furmayo

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh. Shuceyb

Thursday - May 13, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Doonidii Siday Hubka Ee lagu Qabtay Xeebaha Yeman Oo La Ogaaday Ciida Iska Lahayd

Wednesday - May 12, 2010

Warbaahinta dalka Yemen ayaa soo warisay in ciidamada bada ee Yemen ay gacanta ku dhigeen dooni wada hub iyo rasaas oo ku sii jeeday xeebaha dalka Soomaaliya. Doonidaan

Warkii oo dhan

Nin U Dhashay Shina Oo Xabsiga Ku Jiray 8 Sano Ayaa La Sii Daayey Kadib Marki U Yimid Ninki U Dilay

Tuesday - May 11, 2010

Sanadku markuu ahaa 1997-dii ayaa Zhao Zhenshang la waayey meel uu ku dhacay ama u dhaqaaqey, kadib markii ay is qabteen saaxiibkiis Zhao Zuohai oo ku yeeshay lacag

Warkii oo dhan

Komishinka Doorashada Somaliland Oo Codsaday Wax Ka Badal Xeerka Doorashada Iyadoo Waqtigi Ka ...

Monday - May 10, 2010

Hargeysa :From Waaheen Source - Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa codsaday in wax laga bedelo qodobo ka mid ah Xeerka Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka

Warkii oo dhan

Shariif Sakiin Oo Duu-duub Ku Liqay Dhaqaalihi Lagu Soo Saari Lahaa Baasaboorada Iyo Dadkii Oo ...

Sunday - May 9, 2010

Baasaboorka Dowladda KMG ee E-Passaport ayaa muddo ku dhow saddex bilood laga la'yahay Magaalada Muqdisho, iyadoo dadkii horay u goostay ay ka rajo dhigeen in Baasaboor

Warkii oo dhan

General Salaad Gabeyre Iyo Siyaad Barre

Saturday - May 8, 2010

Aduunyada nin noloow maxaa aragti kuu laaban ..taariikhdu Waa Xarig Taxan Oo Is dabayaala , waxay leedahay turutu-rooyin aan la soo koobo karin .. waqti walba waayihis

Warkii oo dhan

Ahlu Suna Oo Dardaaran Digtoon Iyo Digniin Culus Siisay Axmed Cabdi Salaam Intuusan La Tagin Dooxu

Friday - May 7, 2010

Ninka la yiri Siyaasadu fadhibaradka Ku yahay ee Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan Oo ka mida budhigayaasha Fikirka iyo dhismaha Uururka ahlu

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - May 6, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

A.Madoobe Oo la Tiic-Tiicay Sidi Murugo Haweyn Marku Bog Iyo Baabaco Ku Loodin Waayey Shariif Sakiin

Wednesday - May 5, 2010

Mogadisho: Warar xog ogaal ah oo aan ka soo xiganay shakhsiyaad iyagu xiriir toosa la leh qasriga madaxtooyada ayaa wax yar noga iftiinshay galgalashada

Warkii oo dhan

Ahlu-Suna Oo Faganeysa Indha Shareerka Hawen Iyo Shabaab Oo Ku Sheegay Baadilnimo Shareecdu Shuuftay

Tuesday - May 4, 2010

Ciidamada Ahlu Sunah ee ku sugan magalaada Muqdisho ayaa bilaabay maanta waji cusub oo baritaan ah kaasoo la xiriira inay haweenka u diidaan inay xirtaan indho shareerka

Warkii oo dhan