Sunday - April 4, 2010
Dhawaan Madaxweynaha Punt-land markuu Adis Ababa kula kulmay Wasiirka Arimaha Dibada ee miciyaha waabaayada ugu laabanyihiin Mr Ato Seyoum Masfin,
Warkii oo dhan
Friday - April 2, 2010
"Koob Ama Funjaan Coffee ama Qaxowo Espresso" Waa News Aan ugu Tala Galnay Inu Naga Baxo Maalinta Sabtida Oo Aan Ku Soo Koobeyno Dhacdooyinka
Warkii oo dhan
Thursday - April 1, 2010
Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray
Warkii oo dhan
Wednesday - March 31, 2010
Wararka iska soo daba dhacay ayaa tilmaamaya in dagaalo uu dhaxeeya maleeshiya beeleed iska soo horjeeda ayaa maanta mar kale dib uga qarxay degaanka Bacaadweyn
Warkii oo dhan
Wednesday - March 31, 2010
Dhawaan Baaris Cilmiyeed ayaa daboolka ka qaaday in dhacaamo laga soo miiro dhiiga khaansiirka lagu cajiimo marka la sameynaayo sigaarka la cabo,
Professor
Warkii oo dhan
Tuesday - March 30, 2010
Dhaq dhaqaaqa Ahlu Sunnah wal jameeca ayaa dowladda kmg ee Somaliya ugu baaqay inay iscasisho, maadaama aysan waxba ka qaban karin xaaladda cakiran ee ka taagan
Warkii oo dhan
Monday - March 29, 2010
Dhowrkii Bari ee lasoo dhaafay ayaa Magaallada Boosaaso laga dareemayey khilaaf Xoogan oo soo kala dhexgalay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole iyo Taliyaha
Warkii oo dhan
Sunday - March 28, 2010
Warar xog-ogal ah ayaa tilmaamaya in raiisal wasaaraha Ina Cabdi Rashiid loo gudbiyey magacyo liis ama daraaf ay ku qoranyihiin isku shaandheyn golaha
Warkii oo dhan
Friday - March 26, 2010
Waa News Gaar ah oo Aad nooga baran-doontaan todobaadkiiba maalinta Sabtida ,waxaana ku magacaawnay "Koffee Expresso" la socod wanaagsan'
Warkii oo dhan
Thursday - March 25, 2010
Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray
Warkii oo dhan
Wednesday - March 24, 2010
Gudoomiyihii hore ee Golaha Fatwada Jaamacada Al-Azhar ayaa ka dalbaday Sheekha Cusub ee Jaamacada Dr. Axmad al-Tayib inuu iska casilo Xisbiga talada haya ee dalka
Warkii oo dhan
Tuesday - March 23, 2010
Masar: Dalka masar afar wiil iyo hooyadood ayaa ku tashtay inay Aabahood khaarajiyaan isagoo Abaha la dilay caruurtaa iyo hooyadood kula dhaqmi jiray dacbeecad xun
Warkii oo dhan
Monday - March 22, 2010
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geele oo la hadlaayey Wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegay in aanay Xukuumadiisa u qorshaysnayn in Ciidan nabad ilaalineed
Warkii oo dhan
Monday - March 22, 2010
Sida ay qeexeyso heshiis ku saabsan awood qeybsi dhawaan dhex maray Dowladda KMG iyo Ahlu Sunah Wal-jamaacah oo ay ku kala saxiixdeen magaalada
Warkii oo dhan
Sunday - March 21, 2010
Ka dib dagaal dhiig badani ku daatay oo ka dhacay xuduuda labadda dal ee Deriska ah waa Eritariya iyo Itoobiya ayaa laga dareemayaa isku soo dhawaan u dhaxaysa madaxda
Warkii oo dhan