Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 8 October 2025

WARARKA MAANTA

Warkaan Gaarsiya Hablahiina Intysan U Ekaan Dad Qalato

Monday - October 5, 2009

Sida la cadeeyey dawooyinka Dumarku isku caddeeyaan waxa ka mid ah kuwo loogu talogalay in lagu daaweeyo xasaasisiyadda iyo caabuqa nabarrada, qaar kalena ku yihiinba

Warkii oo dhan

Al-Qaacida Oo Soo Saartay Qaraxyo Aysan Qabankarin Aalada Wax Lagu Baaro

Sunday - October 4, 2009

Bam cusub oo ay Al-Qaacida soo saartey ayaa waxaa la sheegay in uu yahay mid si fudud ku qarxi kara isla markaana aanay qaban karin aaladaha looggu tala galay

Warkii oo dhan

Xiliga Wareerka " Tiiha" Lagu Jiro Ha Ku Haraadina Kisimayo Waxna Ha Ku Jaangoosan ... Latest News

Friday - October 2, 2009

Kisimayo : Ka digtoonaada Xiliga wareerka "Tiiha" lagu jiro ha ku haraadina waxna ha ku Jaan-goosanina.... Maanto kale laga wanaagsan ka hadalkeeda

Warkii oo dhan

Fadilat Al-Digtoor Sh.Shuceyb Iyo Casharka Jimcaha "Hagardaamada Iyo Ceebeeynta Lagu Hayo Qu'raanka"

Thursday - October 1, 2009

Qaran Quustay, Qabiil Qooqay, iyo Qof Kursi u Hanqal taagaya.........Waxa ka darnaaday Qur'aan si qaldan loo Adeegsaday, Allah iyo Rasuulkiisa oo Been laga sheegay.

Warkii oo dhan

Dacaayado Basar-xun Hordhac U Ah In lagu Xalaaleeysto Dilka Madaxweyne Obama

Wednesday - September 30, 2009

Gurxan ' Haruuf, Guux iyo dacaayad anshaxdaran dhagrid iyo dugaagnimo ku saleysan ayaa maamahaan si xooli ah ugu socta madaxweyne Obama, Taaso sida la

Warkii oo dhan

Bisinka..Farsamo Loo Helay Dib U Soo Celinta Gabarnimada Dumarka"Bakaarada" Iyo Muftiga Azharka Oo..

Tuesday - September 29, 2009

Qahira- Mid ka mid ah culimada waa weyn ee xaga diinta ee wadanka Masar ayaa soo saarey fatwo xoogan oo ku aadan in dalkaasi la soo galiyo qalab cusub oo loogu tala

Warkii oo dhan

Dhiilada Iyo Aabiga Socda Qoomama Xigin .... Daarood Ku-Xaar " Kisimayo" Qoon kale Dagin

Monday - September 28, 2009

Kisimayo: Inkasto Shicibka maatada magaalada kisimaayo murug iyo Qaxar la badayo maalin kastana ka sameyaan dibad bax aan sidaa u tira badneyn haddana

Warkii oo dhan

Kismayo Daarod ku-Xaar Lafahoodi Daadsanyihin Xaalkeedu Waa Ha La Ba'o Balaayana Ha Dhacdo

Sunday - September 27, 2009

Kisimayo :Warar si xoogan la’isula dhexmarayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in malishiyadi islaamiyiinta xarakada Al-shabaab ee Kismaayo ay talo ku meel gaareen

Warkii oo dhan

Mucaaradki Somaliland Oo Hungoobay Hurdadina Ka Soo Xirantay Iyo Riyaalo U Korartay Guul Hibatay

Friday - September 25, 2009

Hargeysa- Jimcihi shalay ayaa Golaha Guurtida ee Somaliland ku soo af-jartay shaqaaqadi iyo muran la isku qiro beelay oo mudooyinka ka dhex aloosnaa

Warkii oo dhan

fadilat Al-Digtoor Sh. Shuceyb Oo Baraarujintiisi Jimcaha Ku Eegaya Cudurka Ibtilada Ee "STROKE"

Thursday - September 24, 2009

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah, iyo saliga Suubanaha NNK ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan waxaan ku bilaabayaa mahad Allah aan u celinayo inuu noo suurto geliyay

Warkii oo dhan

Qalanjo Quruxdeeda Taqaan, Quud Ma Gashaa? ... By Yasiin-Xogwaran

Wednesday - September 23, 2009

Dumarka sida uu nabigeeni subanaa S.C.W tilmaameyba waxaa lagu Guursadaa afar, Quruxdeeda, Nasabkeeda, Maalkeeda iyo Diinteeda. Waxaa uu Nabigeenu ku taliyey in

Warkii oo dhan

Ciidamada AMISOM Oo Si Buuxda Ula Wareegaya Amaankii Mogdisho

Tuesday - September 22, 2009

Muqdisho- Isbedel iyo dhaqdhaqaaq ciidan oo aan horay loo arag ayaa ka jira magaalada Muqdisho, waxaana 24-kii saac ee la soo dhaafay ciidamada nabad ilaalinta

Warkii oo dhan

"No Soo Dira Ciidan Iyo Hub U dhigma Alaahu Akbarta Oo Lagula Dagaalamo Dalabanka" General McCrystal

Monday - September 21, 2009

Kabul: Ka Timid Taliyaha Ciidanka Mareykanka Afaganistaan General Sareeye Gaas McCrystal  /./ Taar Deg Deg ah /./ Sir Culys /./ Waawarey - Waawarey, runta

Warkii oo dhan

Nin Gabadhiisa Ciyaar Khamaar Looga Helay

Sunday - September 20, 2009

India : Aabe degan Bariga India ayaa inantiisii oo da`deedu jirtey 18 ku khamaarey, ka dib markii ciyaartii khamaarka lagaga helay dhamaan lacagtii uu haystey, waxaynu

Warkii oo dhan

Ciid Mubaarak Meelkasta Oo Aad Ka Joogtaan Dunida

Saturday - September 19, 2009

Hambalyo, Hambalyo dawlada Saudi Arabia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Axada ee bisha Septermber 20-keeda ay noqon doonto maalintii ugu horaysay maalmaha

Warkii oo dhan