Tuesday - April 12, 2011
Nairobi- By Wariye Xuurshe: Wakiilka Xoghayaha guud ee QM ugu qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Agostin Mahinga ayaa faahfaahin ka bixiyay shirka wada tashiga
Warkii oo dhan
Monday - April 11, 2011
Sida laga war qabo wafdi u hogaaminaayo madaxweynaha naamul goboleedka Puntland ayaa shalay ka soo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaaso
Warkii oo dhan
Sunday - April 10, 2011
Qaahira- Wargeyska Al-shuruuq ee ka soo baxa dalka Masar ayaa cadadkiisi Sababtida soo qoray markii u horaysay in khilaaf uu ka dhex taagan yahay golaha ciidamada
Warkii oo dhan
Friday - April 8, 2011
Maalintii oo la isticmaalo saddex xabo oo muus ah, ayaa la ogaaday inay yarayso shalalka ama faaliga ku dhaca jirka Aadamaha, waxaa sidaa lagu sheegay cilmi-baaris
Warkii oo dhan
Friday - April 8, 2011
Waxaa Mudooyinkii danbe Dalka Hindia ku sii qul qulayay rag Soomaaliyeed oo guurdoon ah kuwaa oo ka kala tagay Wadamo badan oo ku yaala Qaarada Afrika Asia Yurub
Warkii oo dhan
Thursday - April 7, 2011
Soo Diyaariye Axmed C/samad; Bukhaari iyo Muslim baa ka wariyey Abuu hureyra inuu nabigu (scw) yiri: wuxuu arkay Ciise ina Maryamo- nin (wax) xadaya, markaas
Warkii oo dhan
Thursday - April 7, 2011
Wargesyada dhawaanahaan ka soo baxa dalka masar sida Al-ahraam iyo al-jamuuhriya ayaa aad wax uga qoray guluf colaadeed oo dhawaan ka dhex aloosmay Wadadaada Azharka
Warkii oo dhan
Wednesday - April 6, 2011
Boosaaso: Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xalay kooxo ku hubaysan bastoolado ay degaanka Biyo kulule ee magaalada Boosaaso ku dileen
Warkii oo dhan
Wednesday - April 6, 2011
ILaha Sirdoonka ee Reer Galbeedka oo kaashanaaya kuwa dawladaha Geeska Africa ee u dhuunda- loola Arimaha Argagixisada Al-shabaab, ayaa soo tebiyey Shir ka dhacay
Warkii oo dhan
Wednesday - April 6, 2011
Wiil ka mid ah wiilasha uu dhaley hogaamiyaha shabakada Al-Qaacida Osama Bin Ladin ayaa sheegtey in uu ku sigto booqashada aqalka Cad ee looga taliyo wadanka Mareykanka,
Warkii oo dhan
Tuesday - April 5, 2011
Afhayeen u hadlay Xukuumada ay reer galbeedku taageersan yihiin ee Ivory Cost ayaa sheegay in ay la wareegeen goobo ay horay gacanta ugu hayeen Ciidamada taabacsan
Warkii oo dhan
Monday - April 4, 2011
USA-North Carolina: Nin tuug ah oo u dhashay gobolka North Carolina ee dalka Maraykanka ayaa guri uu jabsaday kaga dhex tagay Garan uu xagga hore kaga sawiran yahay
Warkii oo dhan
Monday - April 4, 2011
Mogadisho: Xigasho Somaliweyn- Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dhaqdhaqaaqyo ay sameynayaan Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka ku doonayaan inay xilka guddoomiyenimada
Warkii oo dhan
Saturday - April 2, 2011
Borama- By Reporter Khadar Maxamed Ibraahim : Waxaa Saaka Arootii Hore ay dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Borama ku soo baraarugeen Waraaqo iyo Calamo ka Turjumaya
Warkii oo dhan
Friday - April 1, 2011
Curashada Raxmada roobka ayaa la sheegay inay ka hoortay degmooyinka gobolada dhexe ee Soomaaliya,halkaasoo roobab lagu diirsaday ka da'een.Sida ay sheegayaan
Warkii oo dhan