Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 16 October 2025

WARARKA MAANTA

Faraci Odagi Dhulbahante Waxay Aamusaanba Maanta Wey Cadeysteen Ineysan Ahayn Laan- Gaabka Xune

Friday - April 1, 2011

Warar Xaqiiqo ah oo qoralo cad laga hayo ayaa daboolka ka qaaday in bishaan 29-keedi caasimada Garowe u ka dhacay shir sadex geesood ah oo ay ku kulmeen safiirka

Warkii oo dhan

Wasiirka Dibada Turkiga Mr. Oglo Oo Beeniyey Kacdoomada Carabta Mid Dibadaha Laga Soo Abaabulay

Thursday - March 31, 2011

Wasiirka Oglo ayaa gaashaanka ku dhuftay isla markaana beeniyey hadalada oranaya kacdoonada ka dhacaya wadamada Carabta ee lagu Ridday madax-weynayaashii dalalka

Warkii oo dhan

Kaftan Lays La Soo Dhaaf Korneyl Qadaafi Oo Haybtiisa Afrikaan Ku Helay Tol Iyo Qaraabo U Hiilisa

Thursday - March 31, 2011

Sida wararka lagu helay afhayeenka madaxweynaha dalka Uganda Mr.Tamale Mirundi oo Arbacadii u warramayay wakaalada wararka ee AP ayaa waxa uu sheegay in dawlada

Warkii oo dhan

Hogaamiyaha Liibiya Qadaafi Oo Ku Fadhiya Buur Dahab Ah .. By Cabdirisaaq Noor Abdulle

Wednesday - March 30, 2011

iyadaoo la tix raacayo raacaayo jariirada financial Times waxay ay ka qortay Qadaafi ayaa waxay ku tilmaamtay nin buur dahaba ku fadhiyo, waxuuna sii wadidoonaa

Warkii oo dhan

Ururka SSC Oo Qorsheynaya Iney Dagaal Ku Soo Qaadaan Lascaanod

Wednesday - March 30, 2011

Lascaanod: Xog ay heshay shabakadaan Galdogob Times ayaa sheegaya iney jiraan qorshe meleeshiyo beeleedka SSC ay ku doonayaan iney ku weeraraan meelo ka tirsan gobolka

Warkii oo dhan

Madaxweynihi Hore Ee Somaaliya Aasaasihi Puntland Cabdullaahi Yuusf Oo Isaga Soo Guuraya Dalka Yeman

Tuesday - March 29, 2011

Yemen- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aasaasihi Puntland Mudane Cabdullahi Yusuf Axmed oo ku noolaa cariga Yeman tan iyo sidii uu uga tagay xilka Madaxweynenimo,

Warkii oo dhan

Azharka Masar Oo Loo Aqoonsan-doono Dawlad Madax Banaan Sida " Vatican Rome"

Monday - March 28, 2011

Qorsho baaraandeg ayaa jira ay waayahaan daadihinayaan culimada waaweyn ee Azharka oo ay ku cadaadinayaan xukumada Masar in la siiyo Azharka maqaam dawladeed ka

Warkii oo dhan

Somaaliland Oo Diiday Raiisal Wasaare U Xiran Iyo Hargeyso Noqota Caasimadi Midnimada Somaaliya

Sunday - March 27, 2011

Nairobi-Hargeysa-Adisababa: Warar loo qaateena xog-ogaalna ahi ayaa sheegaya in wakiilo ka tirsan qaramada midoobay iyo qaar ka socda dalalka Carabta iyo Afrika

Warkii oo dhan

Tobanka Waxyaalood Oo La Sheego Iney Ku Kala Duwanyihin Korneyl Qadaafi Iyo Sadaam Xuseen

Friday - March 25, 2011

Dad waayo arag ah oo mudo u fiirsaday hab dhaqanka iyo maamuladi labada hogaamiye ee Ex madaxweyne Sadaam Xuseen Iyo hogaamiye korneyl Qadaafi ayaa daraasad ku sameeyey

Warkii oo dhan

Safiirkii Hore Ee Ruushka U Fadhiyey Dalka Liibiya Oo Ka Digay Libiya Iney Noqoto Sidi Somaaliya

Friday - March 25, 2011

Tripoli: Safiirkii hore ee Ruushka u fadhiyay dalka Liibiya, Vladimir Chamov ayaa ka digay hawlgalka Milateri ee Maraykanka iyo Reer Yurub sida wada jirka ah ugu

Warkii oo dhan

Maxaad Ka Taqaana Qadaafi

Thursday - March 24, 2011

"Maxaad ka taqaanaa Caruurta Qadaafi uu dhalay iyo Taariikh nololeedkooda+SAWIRO24/03/11-Borama-(Bnn) Qadafi wuxuu guursaday labo xaas, Tirada caruurtiisana waa

Warkii oo dhan

Barlamaanka Somaaliya Oo Wada Mooshin Ka Dhan Ah Sh.Shariif Xili Ay Mogdisho Ka Dhacayaan Dagaalo

Thursday - March 24, 2011

Muqdisho :Xildibaan ka tirsan baarlamaanka Somaliya ayaa ka digay dhaq-dhaqaaqyo uu sheegay in ay wadaan xildibaano baarlamaanka ka tirsan kuwaasi oo maleegaya qorshayaal

Warkii oo dhan

Jeneraal Khamiis Ina Qadaafi Ee U Rabeysnaa Xasuuqa Shacabka Liibiya Oo La Dilay

Wednesday - March 23, 2011

Tripuli- Warar ka madax banaan dhinacyada isku haya dalka Liibiya ayaa waxeey sheegayaan inuu Dhaawac u geeyriyooday khamis Qadaffi oo ah Wiil uu dhalay Madaxweeynaha

Warkii oo dhan

Jeyshkii Yaman Oo Ku Biiray Is Badal-doonka Iyo Cali Cabdalla Oo Xukunka Ka Bakhtiistay Madaxdi Hore

Tuesday - March 22, 2011

Sanca-Wararka aan ka helayno wadanka Yemen gaar ahaan caasimadiisa Sanca ayaa waxa ay sheegayaan in Qaar ka mid ah Saraakiishi taliyaasha qaybaha kala dawan ee ciidamada

Warkii oo dhan

Qadaafi Oo Wardi Iyo Ashahaado Dugsaday Marku Meel U Ka Galo Waayey Sawaariikh Samada Xiimeysa

Monday - March 21, 2011

Kornelki Qadaafi is xayd-xaydkiisi iyo murankii sheekadiisa ahayd Aniga ama Duufaanta iyo daadihinti beentiisa nac-nacda jahliga doqoneed awgeed, waxay reer galbeed

Warkii oo dhan